Dadweynaha ku dhaqan magaalada Wajeeer ee gobolka NFD ayaa ku guuleystay in ay damiyaan dad ka kacay Suuqa weyn ee magalaada.

Dabkan oo geystay khasaaro hantiyeed ayaa lagu guuleystay in la bakhtiiyo ka dib markii ay u soo gurmadeen dadka shacabka iyo oo gacan ka helaya Dab damiska Ismaamulka Wajeer.

Dhawaan ayay aheyd markii dab noocan oo kale uu ka kacay suuqa wayn ee Magalaada Wajeer.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.