Wararka nagasoo dalka Ogadenia ayaa sheegaya in magalaada Baaray ee gobolka Afdheer, ayay ciidamada gumeysiga itoobiya ku xidhay shacab fara badan.

Dadkan shacabka ah ayaa waxaa nasoo gaadhay qar kamida magacyadooda waxaana kamida, Sumaya Cabdullahi Ahmed iyo Nasir Ibrahim. Ciidanka gumeysiga itoobiya ayaa kadambaayo dhabaataynta shacabka dulman ee Soomaalida Ogadenia.

Ciidanka gumeysiga itoobiya ayaa waxay laban laabeen tacadiyadii ay ku hayeen shacabka Ogadenia, Waxaana marba marka ka danbaysa kasii daraysa dhibaatada ay ciidanka gumeysiga itoobiya ku hayaan dadka shacabka ah ee aan is difaaci karin.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.