Wararks nagasoo garaay gobolka Qorahay ayaa sheegaya in ay ciidamada Itoobiya xalay degmada Shilaabo rasaas ku fureen gabadh dhalinyaro ah oo aan waxba galabsanin siidi ay sheegan dadka degaanka.

Ilo deegaanka ah ayaa sheegay inuu gabadha garaay dhawaac halis ah, kadib La geyaay isbitaalka ku yallo magalaada Qabridahare ee xaruunta gobalkaasi. Weli Lama oga sababaha rasmiga ee ka dambeeysay falka loo geystay gabadha.

Gabadha la dhawaacay waxaa la yiradha Nimco Carab Halays siidi ay sheegan dadka degaanka. Xiriiro aan la sameynaya qaar ka mid ah mamuulka degmada Shilaabo ayaa waxa ay ka gaabsadeen in ay faah faahin ka bixiyaan  dhacdadaan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.