Wararka nagasoo gaadhaya xadka udhaxeeya Dalalka Itoobiya iyo Waqooyiga Sudan ayaa sheegaya in gabi ahaanba maanta laxidhay xadka udhaxeeya labada dal.

Ciidamada Militariga Itoobiya ayaa amar kubixisay in laxidho xadka ay  lawadaagto dalka Sudan, gaar ahaan degmada Mateme oo katirsan Ismaamulka Axmaraada.

Ismaamulka Axmaraada ayaa Arintan aad uga walaacsan, waxyna leeyahiin Dowlada Federalka waxaay wada qorshe gobolka Axmaraada lagu cunaqabatayn hayo waxaana maanta Ufuran wadada gobolka Benshangul  soo dhaxmarta oon iyaduna caga badan kutaagnayn.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.