Ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha gobolka Fafaan waxaa maanta gelinkii hore ay jirdil xoogan u geysteen guddomiyaha degmada Tuliguuleed.

Dhibane Maxamed Khalif oo ah guddomiyaha degmada Tuliguuleed ayaa la kulmay jirdil xoogan xilli uu ku sugnaa xafiskis siidi ay sheegan dadka degaanka.

Shacabka iyo bulshada degaanka ayaa waxaa dareen xoog leh ku abuurtay dhacdada maanta ka dhacday degmada Tuliguuleed.

Waxaa gudaha Tuliguuleed laga dareemayaa hadallo  Itoobiyan naceyb ah oo lagu dalbanayo in Dowlada Federalka Itoobiya ay si deg deg ah oga soo jawaabaan, dhacdadaasi maanta ay sameeyeen Ciidamadooda.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.