War goor dhaw ay heshay Wakaalada Wararka ee Halgan Media ayaa sheegaya in ay shacabka Xabashida maanta ka Qayb galeen banaan bixii abid ugu waynaa ee ay dhigaan.
Sida warku sheegayo kacdoon wadashaasha qoomiyada Axmaraada ayaa dhiigay banaan bax aad uwayn oo kadhacy guud ahaan Ismaamulka Axmaarada.
Dibaad baxaaysha ayaa ku eedeynayan Dowlada Federalka oo hoogamiyo Ahmed inay farageelin ku hayaan Kiinisada Axmaraada cabudaan loo yaqaan Orthodox Church
Banaanbax bayada ayaa ka dhacay Qayba kal duwaan ee gobolka Axmaraada sida magalada Gojam, Diesse iyo Gondar
Dadka falaanqayo ariimaha geeska Afrika ayaa amiinsan inuu xiisada ku salayssan diimaha kala duwaan sababi kaaro dagaal sokeeye iyo bur buurka Itoobiya.
Hoos ka daawo Sawiirada