Wararka naga soo garaay gobolka Doolo gar ahaan degmada Danood ayaa sheegaya in ay xisbiga SDP cadaadis xoogan kuhayaan dadka degaanka

Ilo wareedyo ayaa Halgan Media u xaqijiyay in qar kamid ah masuuliyinta u qabilsan degmada Danood iyo koox kale oo u adeego xisbiga fasiidka ah ayaa Makrafoono (Microphone) ku dhex maray magalaada, ayaga oo ka codsaday In shacabka ay guryahooda kasoo baxan, si xisbiga lotageero iyada oo lasheegayo in shacabku ayna dhag jalaq usiin

Kadib dadka waxa lagu balaamiyay goobo kamid ah dagmada oo ku yaalo magalaada kadib dadka degaanka waxa loo sheegay waay ku qasban yihiin inay tageeran xisbiga SDP hadi ay diidaana raashinka iyo gar garka laga jari doona

Mahaan markii kobaad wax nucaan oo degaanka ka dhaco. Xisbiga SDP ayaa degaano kala duwaan katirsan wadaanka cadaadis iyo cunaqabateen sartaay dadka siidi ay danahooda fuliyan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.