War gordhow oo soo gadhaay Shabakada Halgan Media heshay ayaa sheegayo inuu kulan dhex Maray Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed iyo duqa magalaada Addis Ababa Takele Uma.

Xogta aan helnay ayaa sheegay inuu kulaanka ahay mid xasaasi, kadibna markii oo Abiy Ahmed usheegay duqa magalaada Addis Ababa in Qof kale u badeli doono.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahaay ayaa Halgan Media usi sheegay inuu Duqa Magalaada Addis Ababa Takele Uma ka dhaqaaqay goobta oo shirka kasocdo markii loo sheegay in xilka laga Qaadi doono.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.