Wararka naga soo gadhaay gudaha Itoobiya ayaa sheegay inay dagaalo cusub kasoo cusboonadeen Ismaamulka Shucuubta Koonfured
Ugu yaraan 20 Qof ayaa ku dhinta dagaal oo sakaay ka dhacay degaanka Burji oo katirsan Ismaamulka Shucuubta Koonfureed siidi ay sheegan idacaada VOA ee laanta Axmaraada
Sidoo kale idacaada VOA ee Qabta Axmaraada ayaa sheegay inuu dagaalka u dhaxeeya labo qomiyad oo isku heysta lahaanshaha degaanka Burji.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.