Wararka naga soo gadhaay gudaha Itoobiya gar ahaan galbeedka gobolka Wollega oo katirsan Ismaamulka Oromada ayaa sheegaya inuu dagaalo culus dhex maray Ciidamada Itoobiya iyo Jabhada Oromo Liberation Army (OLA) oo ah garabka ka Go’aay jabhada Oromo Liberation Front (OLF) oo hoogaminayo Guddomiyaha Dawuud Ibsa.

48 sac u dambeysay, ugu yaraan 10 dagaalo kala duwaan ayaa dhex maraay Jabhada OLA iyo ciidamada itoobiya siidi ay sheegan Jabhada OLA.

Sidoo kale waxaay sii sheegen inay ciidamo shisheeye dhaqaaqyo ka wadaan galbeedka gobolka Wollega lakiin mana sheegin heybtood ama dalka ay kasoo jeedan ciidamada Shisheeyaha.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.