Xisbiga ADP oo haayo hooganka Ismaamulka Axmaraada ayaa heshiish laba geesood la saxiixay ururka mucaraadka ee NAMA siidi ay sheegan wargeyska Addis Standard.

Labada dhinac ayaa shir ku qabteen magalaada Gonder ee ismamuulka Axmaraada kadibna heshiish. Wargeyska Addis Standard ayaa sheegay inay labada dhinac ku heshishiyeen inay isla shaqaayan iyo ilaalaiyan danta gud ee qomiyada Axmaraada.

Ariintan wuxuu imaana kadib markii oo xiisad xoogan ka dhex qarxay qomiyada Oromada oo sabaabay rabsho ka dhacay gobolka Oromada asbucii hore.

Dadka falaanqayo siyasaada Itoobiya ayaa sheegay inay Axmaraada ka fa’iidaysanaayan kala jabka Oromada madaam xiligi doorashado uu dhow yahaay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.