Wararka nagasoo gaadhaya mesha lagu magcabo Duudbuur oo u dagmada Garbo una dhaxaysa shacabka kala soo jeedo Garbo iyo Sagag ayaa waxaa ka taagan khilaaf beleed aad udaran.

Goobtan oo laga qodayo dhaam ayna qodayso dagmada Garbo, ayaa waxaa diidan dagmada Sagag oo leh lama qodayo dhaamka biyaha sida ay sheegayaan ila degaanka ah.

Goobta ayaa waxaa hada ka taagan khilaaf sababi kara dagaal dhex mara dadka walaalaha ah.

Wararka ayaa intaas kudaraya in la isu hub uruursnayo labada belood ee kaso jeedo degmooyinka Garbo iyo Sagag, waxaana la sheegayaa inay mudo laba belod ah is hor fadhiyaan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.