Wararka naga soo gaadhaya Waqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya inay kooxo hubeysan dil ka geysteen Ismaamulka Axmarada gar ahaan degmada Serama oo ku taala galbeedka gobolka Gondar.

Koox ku hubeysan Bistooladad oo aan heybtood la garaanin ayaa togtay oo qof shacab la yira Berhanu Yidegego, kadib goobta ka baxsaday siidi ay sheegan idacaada Amhara Mass Media Agency (AMMA) oo ka howl gallo Ismaamulka Axmaraada.

Weli lama shacin sababta niinka loo dilay iyo ciida ka dambeysay sidoo kale waxaa goobta oo dilka ka dhacay gadhaay ciidamada amaanka oo baritaan ka bilabeen.

Muddada u dambeysay amniga Ismaamulka Axmaraada ayaa faraha kaso baxaayo madaam ay jiraan Maleeyshiyaad hubeysan iyo kooxo burcad ah oo fuliyo falal lid ku ah amaanka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.