Wararka naga soo gadhaya magalaada Jigjiga ee Xaruunta gobolka Fafaan ayaa sheegaya in dib loo furay wadooyinka iyo jidadka muhiimka ah oo dhex maro magalaada Jigjiga.

Qar kamid ah dadka degaanka oo la xariiriay idacaada Halgan Media ayaa sheegay in wadooyinka oo xirna maalmahii u dambeysay ayaa dib loo furay, waxaana dib ugu soo laabtay isku socodkii magalaada.

Maalmahii u dambeysay jidadka dhex maro magalaada Jigjiga ayaa xirnaa maadaama u maalin ciid ah u ahayd Galaada tiraada yar oo ku dhaqaan magalaada Jigjiga ee caasimada Somali Galbeed.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco shabakada Halgan Media.