Waxaa shalay buuxsantay saddex sano doorashadii Hogaanka fashilmay Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku aadanayd 8-dii February ee sanadkii 2017-kii.
Dhagar qabe Farmaajo yaa intii uu ku jiray ololaha doorashada, khudbad uu baarlamaanka ka hor jeediyey waxa uu sameeyey ballanqaadyo dhowr ah oo uu ku sheegay inuu wax ka qaban doono haddii uu helo taageerada xubnaha Baarlamaanka ee dalka.
Hadaba falanqayn ku saabsan balanqaadyadiisaa iyo 3-sano kadib waxa ka fulay,ayaa waxaa sameeyay Wariyayasha SSTV, hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka.