Wararka nagaa soo gadhaya Ogadeniya gaar ahaan gobolka Shabelle ayaa sheegaya in Tuulooyinka hoos yimaado magalada Godey maanta lagu war galiyay in ciddii ONLF taageerta aan lasiin doonin gargaarka ay haayaduhu bixiyaan, halkaas oo maanta lageeyay tuulooyinka qaar raashin.

Xisbiga EPP ayaa awood walba adeegsanayan siidi ay cadaadis saraan shacabka madaamu xiiliga doorashada ayaa lagu jiray, waxaayna mamuulka Jigjiga ka cabsi qaban in ay Jabhada ONLF ku guuleystaan doorashada

Wixi sakaay ka dhacay magalaada Goday ma ahaan markii u horaysay ay mamuulka Jigjiga cunta rashiin uu didaan dad shacab madaam ay tageraan ONLF, sanaadkii na soo dhaftay ayaa sidaan oo kale ka dhacay degmooyin badan katirsan dalka Siidi Danood, Sagag iyo mela badan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.