Wararka naga soo gadhaya degmada Tuliguuleed ee gobolka Fafaan ayaa sheegaya inuu xalaada degan yahaay sakaay kadib markii ay maleeyshiyaadka Oromada xalay weerar ku fuliyeen degaankaasi.

Dadka degaanka oo sakaay la hadlay Halgan Media ayaa sheegay inuu xalka degaan yahaay Lakiin ay weli qaban wel weli badaan madaam ay Oromada hal qof oo shacab Xalay ku dileen degmada Tuliguuleed la yira Muhidiin Cabdi Mire.

Mamuulka Mustafa ayaa weli kahadlin weerarka xalaay lagu qadaay Tuliguuleed, waxaayna cad tahay inuu iska indha tiraayo shacabka Soomaaliyeed ay Oromada gumadayan malin walba.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.