Wararka naga soo gadhaay Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya inay Dowlada Maraykanku duqeyn waxash niimo ah ka fuliysay degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe.

War saxafadeed kasoo baxay Dowlada Maraykan gar ahaan Taliska AFRICOM oo u qabilsan howlgallada Militariga ay ka wadaan qarada Afrika ayaa sheegay Masuuliyada duqeyn ka dhacay degmada Jilib, waxaana sheegen inay dileen dagaalyahan katirsan Al Shabaab.

Dhinaca kale shirkada Hormud ayaa xaqijiysay inay Makiilahooda u qabilsan gobolka Jubada Dhexe ku dhintay duqeynta markii diyaraadaha Maraykan ka fuliyeen degmada Jilib, waxaayna sheegen inuu marxuumka magaciis yahaay Mahamud Haji Salaad.

Dowlada Maraykaanka ayaa sii kordhiysay duqeymaha ay ka fuliyeen Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya taas ay ku dhinteen in badan dad shacab oo aan waxba galabsaniin.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.