Ismamuulka Shucuubta Koonfured ayaa cafis u fideysay in ka badan 12,000 maxabiis siida ay sheegan idacaada FANA oo ku hadasha dowlada Itoobiya.
Siida ay wararka u dhigeen idacaada FANA, Ismaamulka Shucuubta Koonfured waxaay xabsiyaada kala duwaan ku yallo degaankas kasi deynayaan 12,553 maxabiis oo xirna dembiyaal kala duwaan.
Go’aanka ayaa la sheegay inuu ku xiran yahaay siida la yaraayo cudurka Coronavirus oo ku faafay gudaha Itoobiya, madaamu xabsiyada ay yihiin meelaha u fuduud oo cudur ku faafo.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.