Qaramada Midobe (QM) ayaa bayaan soo saraay iyaga oo codsanaya in dhinacyada ku dagaalamayo Soomaaliya inay xabad joojin ku dhawaaqan siidi laga hor taggi lahay cudurka Coronavirus oo ku fafaay geeska Afrika iyo gud ahaanba calaamka.

QM ayaa sheegtay in la joojiyo dagaalka iyo weerarada argagxiisada siida la badbadi lahay sii gurmaad loo garsiyo dadka shacabka.

Haasa yeesha Qaramada Midobe xabad joojinta ay codsaden kuma sheegin inay ku jiran Mareykanka madaam ay mareykanka Duqeyn ka fuliyaan dalka mar walba, taas oo keentay inay dad badan oo shacab ah inay ku dhintaan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.