Wararka aan ka heleyno dhulka Somalida ay Kenya gumeysato ee NFD ayaa sheegaya in qarax lagula eegtay booliska garka ay leyihiin dowlada Kenya gar ahaan kuwa loo yaqaano miino-baarayaal ahaa.

Siida aan xogta ku helnay, ciidanka ay la kulmay qarax dhulka lagu aasay xili ay howlgallo ka fuliynayeen deegaanka Dabaasiti oo hoos imaado magalaada Mandeera ee gobolkaasi NFD.

Khasaaraha rasmiiga ka dhalatay qaraxa lama ogow lakiin ururka Al Shabaab ayaa masuuliyada weerarka sheegtay, waxaayna sii sheegan inay ku dileen laba Askari.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.