ilo wareedyo aad lagu kalaoonan kaaro ayaa shabakada warbahiinta Halgan Media u xaqiji in ciidamada Soomaalida ay Dowlada Mareykanka tobaabarto ay howlgalla shalay ka fuliyeen degaanka Ceelasha Biyaaha ee duleedka magalaada Muqdisho.

Siida aan xogta ku helnay, ciidamo wejiga uu daboolnay katirsan Danab oo wataay 15 gaari ayaa weerar ku Qaaday guuri ay dad shacab degan yihiin ku yallo degaanka Ceelasha Biyaaha.

Ciidamada ayaa la sheegay in islamarkii xidhen labo gabdho oo guriga ku jiraay oo mid kamid ahay gabar umul ah, waxaana la sheegay inay ciidamada gaabdha sareen gaari dagaal siida ay xaqijiyeen oo aad lagu kalsonaan kaaro.

Islamarkii markii gabadha lagu qafashayaay, waxaa guriga gaaray oday la sheegay inuu guriga degnay. Ciidamada Danab ayaa islamarkii xidhay, kadibna waxaa odayga la geliyay gaariga ay gabdaha ku jireen, markas gaariga ayaa hore u kaxaystay.

Ilo wareedyo aad lagu kalsoonan kaaro ayaa xaqijiyay niinka la afduubay inuu magaciis yahaay Cabdullahi Axmed, waxaana la sheegay labada gabdho la afduubay ina mid tahaay xaskiisa iyo mid kale ay tahaay isku qaraabo.

Shabakada warbahiinta Halgan Media ayaa la xidhay masuuliyin u qabilsan degaanka Ceelasha Biyaaha ku aadan dadka la afduubay lakiin waay ka qabsadeen inay ka hadlan. Siido kale warar qar ayaa sheegay in dadka la afduubay uu sabab uu ahay howlgallo ka dhan ah argagxiisada ay ciidamada Danab fulinayeen kadib amar kasoo Mareykanka ku sugaan Balidoogle.

Ciidamada Danab ay Mareykanka tobaarto ayaa caan ku noqday tacadiyada ay u geystaan dadka rayidka iyo dadka rayidka laga afduubay ceelasha Biyaha waa tusaale.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.