Wararka nagaa soo garaay gobolka Erer ayaa sheegaya in dagaalka kasocdo degmada Salaxaad sii xogaystay kadib markii ay gobta gareen Liyuu Booliska.

Siida ay Halgan Media u sheegan dadka degaanka Dagaalka ayaa mar kale ka qarxay duleedka Salaxaad kadib markii Liyuu Booliska laga soo uruuriyey goobaha ay dagaalada kasocdan.

Maleeyshiyaad hubeysan oo kusuugnaa goobta uu dagaalka kasocday ayaa la sheegay inay rasaas ku fureen Liyuu Booliska, kadibna isku bedalay dagaal fool ka fool udhaxeeyo Liyuu Booliska iyo Maleeyshiyaadka.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaalkan, walow aan la ogeyn inta uu la’egyahay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.