Ciidamada amaanka ee ismamuulka Oromada ayaa sheegay inay gacanta kudhigeen gaadhi Xamuul ah oo wada Hub iyo Rasaas isoogu jira.
Hubkan ayaa sida lasheegay waxaa laga keenay dalka Jamhuuriyada Sudan waxana Itoobiya lagasoo galiyay dhinaca Ismaamulka Axmaraada.
Gaadhiga hubka siday ayaa waxa lagu qabtay degmada Kokit oo katirsan galbeedka gobolka Gonder ee ismamuulka Amxaraada.
Hoos ka daawo Sawiirada
Ma ah markii koobaad ee Hub noocan ookale ah lagu qabtay gudaha Itoobiya waxaana siibadan haya hubka noocyadiisa kala duwan ee Itoobiya lagusoo daabulayo.
Itoobiya u muuqata inay ka socdaan is hub aruursi Qoomiyadaha Itoobiya dhex dooda ah waxaana soo noq noqotay hubka aad tirada lahayn ee kusoo qul qulaaya Itoobiya.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.