Amnesty International aya soo saartay war Saxaafadeed ay ku cambaaraynayso Dowlada Abiy Ahmed kadib marki Police magalada Adis Ababa ay xabad ku fureen dad Mudaharaad ka waday isla Magalada Adis Ababa dhex deeda.

Kadib 3 maalmood oo ay Rabshado badan hareeyeen magalada Adis Ababa, kuwaas oo Sababay in Dad badan ay ku dhintan Qaar badana Ka barakacaan guryahoodii aya Waxay Shacabka magaladu isugu soo baxeen inay Mudaharaad ku muujiyan wixi dhacay lakiin Nasib daro ay Ciidamada Police ku shacabkii laayeen.

Isbuucdi laso dhafay unbay ahayd markii ay Rabshado badan oo udhaxeeya Qoomiyadaha ay dhaceen halkaas oo dad badan lagu laayey Halka Malaayin shacab ah ay ka barakaceen guryahoodii.

Amnesty international aya noqonaysa ururada Caalamiga ah midii ugu horaysay ee dawlada Abiy Ahmed daleecaysa, sababa la xiriira isku dhaca Qoomiyadaha Ethiopia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.