Wararka naga soo gadhaay degmada Yucub ee gobolka Doolo ayaa sheegaya in ay shalay banaanbaxyo xoogan ka dhaceen degmadaasi oo lagaga soo hor jeedaa Mustafa Cagjar

Dibaadbaxyaasha ayaa ka carootay tacadiyada ay Liyuu Booliska degaanku ku hayaan shacabka iyo amuusnanta Mustafa Cagjar.

Sidoo kale Dibadbaxayaasha ayaa ku dhawaaqayay Erayo ka dhan ah Madaxweyne Mustafa Cagjar iyo Mamuulka gobolka Doolo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.