Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia ayaa sheegaya inuu dagaal culus galabti ka qarxay gobolka Fafaan gar ahaan qabalaha Malowleh iyo Dharcaaseye oo katirsan degmada Tuuliguleed.

Wariyaal kusugan degmada Tuuliguleed ayaa idacaada Halgan Media uu xaqiijiy inay maleeyshiyaadka Oromada iyo shacabkooda iskashanayo kuso duleen qablaha udhow degmada Tuuliguleed. Ugu yaraan hal qof oo Somali ayaa dhintay iyo sedax kale ayaa dhawaac gadhaay.

Halgan Media waxaay heshay magacyaada oo sedaxda ruux oo dhawaac gadhaay iyo wiilka la dilay, waxaana kamid ah

Wilka la dilay

  • Cabdiweli Urate

 

Dadka oo dhawaac gadhaay

  • Jamal Cabdullahi
  • Maxamed Cali
  • Cabdirahman (aan magaciis sedaxad helin)

 

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.