War Saxaafadeed Qabtay Xeer Ilaaliyahaguud ee itoobiya Wuxuushaaca Kaqaaday Waxyaabaqarsonaa! Wuxuusheegay In Magaalada Adis Ababa oo kaliya ku yallo 7 xabsi oo qarsoodi Ah

Xeer ilaaliyahada guud ee itoobiya wuxuu sii sheegay in Dadkana Lagu Jidh Dilo, wuxuuna kusi daraay in dadka u badan oo la geyaay xabsiyada qarsoodi ina ku dhintaab xabsiga gudahisa.

Xabsiyaada qarsoodi oo ku yaalo itoobiya waa kuwa aad uwayn oo lagu xidho dadka siyaasada loohaysto ama xukuumada gumaysiga itoobiya kasoo horjeeda wuxuuna xeer ilaaliyada kusi daraay in magaalada Addis Ababa xabsiyada qarsoodi ay yihiin mid siwayn ay ciidanka sirdoonka itoobiy u ilaaliyaan.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.