Waxaa Mudaaharaad balaadhan ka socdaa magaalooyin badan oo kamida ismamuulka Axmaraada kuwaas oo lagaga soo horjeedo Ururka ADP

Mudaaharaadada ayaa waxay ka dhaceen Qayba kamid gobolka Gojam, waxayna ku qaylin hayeen erayo ka dhan ah xisbiga ADP oo hoggamiyo Ismaamulka Axmaraada.

Mudaaharaadkan ayaa waxaa soo abaabuay sida lagu baahiyay baraha bulshada ururka Axmaraada ee NAMA. Sidoo kale Mudaaharaadkan ayaa waxaa si wayn loogu dhaleeceeyay warbaahinta Itoobiya ee Fana, Ethiopian Tv iyo warbaahinaha kale ee ku hadla afka dawalada Itoobiya.

Hoos ka daawo Sawiirada