Madaxwaynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki aya yimid dalka Ethiopia isaga kujooga laba maalin oo booqasho ah. Booqashadana aya imaanaysa Xili uu Raisal Wazaraha dalka Talyaaniga isna Ethiopia booqasho kujoogo.

Sida uu shegay Fitsum Arega, oo ah uqaabil sanahay Raisal Wazaraha Ethiopia qaybta Shaqaalaha iyo ilaalada aya yiri, Booqashadan waxay ka dhigan tahay xoojinta Xiriirka labada dal.

Bishii July ee Sanadkan unbay ahayd Markay labada dal ee Ethiopia iyo Eritrea wada sixiixdeen heshiis Nabadeeda lagu xalinayey Colaada labada dal ka dhaxaysay ee kusalays nayd Xuduuuda.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.