Wararka haatan naga soo gaadhaya Ismaamulka shucuubta Koonfureed gar ahaan magalaada Sodo ayaa waxay sheegayaan  mudaaharaado waawayn oo gil gilay magalaada oo shacabka isugu soo baxeen, siidi ay heli lahayeen mamuul gooni oo ka madaxbanaan Ismaamulka Shucuubta Koonfured.

Dibadbaxayaasha oo kasoo jeedo Qomiyada Wolayta ayaa cabasho ka ahaa Ismaamulka Shucuubta Koonfured, ayaga oo sheegay inay ku dulmaan yihiin Mamulka.

Guud ahaan shacabka Wolayta ayaa waxay habab kala duwan u wadaan mudaaharaadyo magalaada Sodo, waxaana xidhan goobihii ganacsiga sidoo kale waxaa yaraaday isu socodkii magaalada, waxaana lagu arkayaa ciidamo tiro badan oo kudasan magaalada.

Hoos ka Daawo Sawiirada