Ciidamada cadowga ee Gumeysiga Itoobiya ayaa todobadkan gudahisa weerar joogta ah kala kulmay dagaalyahano katirsan ururka Al-Shabaab, iyadoo dagaal aad uu xogan ka qarxay gobolka Bay.

Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ayaa shalay duqeyen saldhig oo ay ciidamada cadowga ee Gumeysiga Itoobiya ku leeyihiin degmada Bardaale, iyagoo adeegsanayo madaafic iyo hub aad culus.

Ilo wareedyo lagu kalsoonan karo, kana mid dadka degaanka ayaa Halgan Media u xaqijiyay in hal mar juug aad culus oo is xig xigo la maqlay xiliga uu socda duqeeynta lala begsanayay saldhiga Xabashida.

Dhinaca kale, ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay in sedax (3) askari Itoobiyan ah ku dileen duqeynta. Waana weerarka labad lala beegsaday ciidamada Itoobiyanka oo Xog ku joogo degmada Bardaale isbucan gudihiisa. 

Halgan Media