Sida uu shegay Gudomiyaha Jabhada Oromo Liberation Front oo waraysi bixiyey isbuucan aya shegay in aynan OLF qoriga dhigaynin.

Daud Ibsa aya yiri OLF qoriga ma dhigayso, qori ka dhigista OLF na kuma jirin heshiska ay Dawlada Ethiopia la galeen.

Isbuuc yadii laso dhaafay rabshado badan aya dhacay kuwas oo lagu eedeyey Jabhada OLF inay ka dambaysay.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.