Dibadbaxani oo ahaa mid ballaaran ayaa waxaa uu maanta kasocda qeybo ka mid ah magaalada Hargelle ee xarunta gobolka Afdheer.

Banaanbaxa oo ay dhigayeen boqolaal dadweyne ah oou badan Dhalinyaro iyo Haween ayaa ku qeylinayay erayo ka dhan ah maamulka Somali Galbeed.

Dibadbaxaayasha ayaa cabasho ka ahaa inaysan wax matalaada kulayaj xubnaha gudiga fulinta ee xisbiga kusheega u qabilsan Somali Galbeed (Ogadeniya).

Xaaladda Hargelle ayaa ah mid aad u kacsan, waxaana jira kulamo siyaasadeed oo si gooni gooni ah uga socda gudaha magaaladaasi.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.