Qomiyada Gambella ayaa maanta banaanbaxyo ku qabteen magalaada Addis Ababa, taas oo lagu hor jeedo sharciga Qaxootiga ay dowlada federalka ansixiyeen.

Dadka ka qayb qataay banaanbaxyada ayaa sheegay inuu sharciga cusub kusubsan qaxootiga dhib iyo caqaabaad kunoqoon doono Qaxootiga degan ismaamulka Gambella ee Koonfurta Itoobiya.

Ciidanka amaanka ayaa maanta kala diraay dadka ku banaanbaxay Addis Ababa kadib markii ay boqool kasoo jeedo Qomiyada Gambella isku soo baxeen magalaada Addis Ababa.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.