Wararka nagasoo gaadhaya gobolka Shiniile ayaa sheegaya maleeyshiyaad Oromo ayaa shacab farabadan oo Somali ku xasuuqay degmada Ma’aayso.

Degmada Ma’aayso oo kutaalo xaduudka Ogadenia iyo Oromia ayaa dagaal culus ka qarxay oo sababay khaasare laxaad leh, markii maleeyshiyaadka Oromada werar ku qadeen shacabka oo waxba galabsaniin. Sedax ruux oo Somali ayaa kudhintay dagaalka.

Halgan Media waxaay heshaay magacyaada dadkii lagu laayay degmada Ma’aayso.

  • Muuse Yusuf
  • Waberi Cilmi
  • Mumin Geedi Jamac

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.