Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Libaan ayaa sheegaya inay meel halisa gadheen dagaalada Somalida iyo Oromada ee kasocdo xadka Ogadenia iyo Oromia.

Daagaladan oo ay qaadayaan maleeyshiyaadka Oromada ayaa kudhintay shacab Somali oo tirabadan. Magalaada Dhaka ee gobolka Libaan waxa lagu dilay dad ubadan oo ay kujiraan maamulkii degmadaasi.

Coladaan waxaay sababay dhul baladhsi ay wadaan maleeyshiyaadka Oromada lagu talagalaay in shacabka Somaliyeed la barakiciyo iyo kadib in lawareego dhulkooda. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.