Barlaamanka Itoobiya ayaa ansixyay sharci cusb oo kusabsan huubka fudud sidi Qoryaha iyo bistoolada, siida ee sheegen idacaada FANA oo ku hadasho afka Dowlada Itoobiya.

Itoobiya waa dal ee ku nool in ka badan boqool milyan qof ee u badan yihiin shacab hubeysan oo mar walba qomiyad ahaan isku layaan sidda daradeed, ariintan waxaay aqaabad weyn ku noqotay xukuumada Abiy Ahmed.

Dadka u badan oo hubeysan oo ku nool Itoobiya waay diidan yihiin inay hubkooda u warejiyaan Dowlada, wayyo ma jiran dowlad ama mamuul awood leh u shacabka difaaci kaaro madaam u dalka galaay marxalaada cusub iyo dadka bilabeen inay qomiyad iyo diin u kala baxaan.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.