Barlamaanka dalka Itoobiya ayaa aqbalay magacabiistu u samaayay Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed, taas oo ah in xilal wasiirniino loo magacaabo afar wasiir siidi ay sheegan idacaada Ezega.

Wasiirada uu Kalafafhiga 14aad ee barlaamanka dalka Itoobiya aqbalay waxaay kala yihiin Adanech Abiebie, Lia Tadesse, Lake Ayalew iyo Filsan Abdulahi oo ah gabar Soomaaliyeed kasoo jeedo Somali Galbeed.

Dhinaca kale Xildhibaano kasoo jeedo qomiyada Tigreega ayaa dhalilay wasiirada uso magacabay Abiy Ahmed, waxaayna ku eedeyen inuu qomiyad qar ah u adeegayo, iyo inuu wada qorsho ka dhan ah Qomiyada Tigreega siidi Tigreega laga siifi lahay xukuumada Federalka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.