Wararka nagaa soo garaay magalaada Addis Ababa ee Xaruunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya inay booliska federalka ay howlgallo ka fuliyen qayba kamid magalaadaasi.
Siida u sheegay Taliyaha booliska u qabilsan magalaada Addis Ababa, waxaa sacaadahi laso dhafaay howlgallo laga fuliyay magalaada, waxaana la xidhay 20 ruux, siido kale waxaa gacaanta lagu soo dhiigay Alab ay soo dhaceen kooxda la xidhay iyo Koontraband kale.
Hoos ka daawo Sawiirada