Wararka aya Waxay sheegayan 300 oo kamid ah Qoomiyada Tigree iyo Qoomiyada Qimant aya kaso qaxay guryahoodii halkas oo ladhoho Metema oo kutaala galbeedka Gondar.

Dadka aya lagu qasbay inay Ka barakacaan meelahay dagnaayen iyado la xiriirta dhibka Ka dhex taagan qoomiyadaha Itoobiya kunool. Duqa magalada Metema oo lagu magaacabo Adnew Ayanaw aya sheegay inay baaritan kuwadan Dadkii falkan Ka dambeeyey.

Is af garan waa badan aya ka aloosan dhanka Qoomiyada Amharada iyo Mida Tigree ga taas oo sababtay in ay arimaha Qoomiyadaha udhexeeya sii kordhan.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.