Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Filtu ee gobolka Libaan ayaa sheegaya inay magalaada kusoo bataay maleeyshiyaadka Liyuu Bolis oo lagasoo qaday wadanka intiisa kale.

Kadib banaanbixii magalaada kadhacay ayaa waxaa maleeyshiyaadka laysigi keenay magalaada Filtu si ay kacdoonka u xagameyaan. Jidadka ayay taagan yihiin maleeyshiyaadka Liyuu Bolis ayuu yidhi muwaadin kusugan Filtu oo lahadlay warbahiinta Halgan Media.

Waxan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.