Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in ciidamada gumeysiga itoobiya ka hor istageen in shacabka salaadda ciida ku tukadan goobihii loogu talagalaay.

Ariintan ayaa sababay inay dad weynaha Ree Jigjiga masajidka iyo guryahooda ku tukadan. Siidi ay noo sheegan goobjog kusugaan magalaada Jigjiga, ciidamada gumeysiga itoobiya ayaa cadaadis xuun saraay shacabka inay guryahooda ku labtan maalinta barakaysan oo Ciida.

Xalada Jigjiga welu waay qasaan tahay kadib markii ay ciidamada federalka sii sharci darro kuso duleen magalaada Jigjiga 4/8/2018 iyo dad oo waxba galabsaniin kudileen. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.

Halgan Media.,