Wararka nagasoo gadhay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Afdheer ayaa sheegay ciidamada bahalka ee gumeysiga itoobiya wil dhalinyaro ku xidh xidhay degmada Ceelkaari.
Adan Maxamed Mukhtar ayey ciidamada gumeysiga ku xidh xidhay gudaha degmada Ceelkaari iyo xabsiga utaaxabay asaga oo waxba galabsaniin. Ciidamada gumeysiga itoobiya ayaa waxaay dhibaato kala duwaan kuhayaan shacabka Ogadenia, waxaana kasi darayo xalada nololeed iyo dhibaata oo gumeysiga Abyssinia kuhaayo Soomaalida Ogadenia.
Warkan iyo wixi kaso kordha kala soco Halgan Media.