Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya ayaa lagu soo warramayaa in saakay dha dhaqaaqyo Ciidan ay ka wadaan Koonfurta Soomaaliya gar ahaan gobolka Bakool.

Waxaana wararka laga helayo Gobolka  ay sheegayaan in fariisin ay ka sameysteen Degmada Ceelbarde ee Gobolkaasi.

Lama oga sababaha rasmiga ee ka dambeeya dhaq dhaqaaqyadan Ciidamada Itoobiya ay ka bilaabeen Gobolka Bakool oo kuyalla xaduudka beenadka u dheexeyo Jamhuuriyaada Soomaaliya iyo Ogadenia.

Ma jiro weli wax hadal aha oo ka soo baxay madaxda Puntland oo ku aadan dhaq dhaqaaqyada Ciidamada Itoobiya ay ka wadaan deegaanda Maamulkaasi.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.