Ciidamada Federalka Itoobiya ayaa howlgalo kawadaan deegaano katirsan Ismaamulka Axmaraada gar ahaan gobolka Gonder iyo gobolka Gojam.

Howlgaladaan ayaa bilaabay kadib markii malmahii la soo dhaafay ay Maleeyshiyaad hubaysan raabsho ka bilabeen shir ay Jabhada Axmaraada Ginbot 7 rabeen inay ku Qabtaan magalaada Bahar Dar ee Xaruunta gobolka Gonder.

Ciidamada Federalka Itoobiya iyo ciidanka gaarka ay leyihiin ismamuulka Axmaraada ayaa dhawaan bilaaway guluf balaaran iyo howlgalo ka dhan ah Maleeyshiyaadka iyo kooxaha hubaysan oo kusugaan degaanada katirsan gobolka Axmaraada siidi ay sheegan idacaada Amhara Mass Media Agency (AMMA).

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.