Sida ay tibaaxayaan warar ay heshay Halgan Media, ciidamada Gumaysiga Itoobiya ayaa xalay la weeraray ayaga oo kusugaan xero ciidan kuyallo degmada Xudur ee gobolka Bakool.

Dagaalyahaan katirsan Ururka AL Shabaab ayaa weerar Qorsheysan ku qadeen xero istraatiiji ah oo kuyallo Koonfurta Soomaaliya. Dadka deegaanka waxa ay kale oo ay ku warameen in uu jiro khasaare dhimasho oo soo gaadhay Ciidamada Cadowga Itoobiya oo dulaan ku joogo jamhuuriyada Soomaaliya.

Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dowlada Itoobiya ama maamulka degmada Xudur oo ku aadan weerarkaasi. Inta badan ururka Al Shabaab ayaa weeraro ciidamada Shisheeyaha oo xoog ku joogo dalka Soomaaliya.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.