Jabhada ONLF ayaa maanta magalaada Jigjiga ee xaruunta gobolka Fafaan kaga dhawaaqay Xisbi Siyasaadeed

Cabadiraxmaan Mahdi oo ah xoghayaha-guud ee jabhada ONLF ayaa maanta warbaahinta uu shir jaraa’id ugu qabtay, waxaa uuna sheegay in ONLF ay markii horeba xisbi syaasadeed aheyd hadana ay dib jabhada ugu dhigeyn xisbi ka qeyb qaata doorashada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Jabhada ONLF ayaa horay waxaa ay dagaal adag kula jirtay xukuumada gumaysiga Itoobiya iyo gacaan yarahooda.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.