Muddadii u dambeysay ciidamada Kenya ayaa xasuuq Iyo tacadiyo ka waday gobolka Gedo, iyagoo oo begsanayo dadka rayidka ah oo aan waxba galabsan una badan dadka xoolo dhaqatada ah Iyo reer miyiga.

Halgan Media ayaa wareysatay qaar kamid ah dadka ka badbaday xasuuq ay ciidamada Kenya dhawaan ka geysteen tuuloyin hoos yimaado degmada Ceelwaaq.

Hoos ka daawo Documentary-ka.