Halgan Media ayaa Filim cusub ka sameysay kuna sabsaan Duqeymaha waxashnimada Iyo indha la’aanta ah ay taliska AFRICOM ka fuliyan qayba kamida dalka Soomaaliya.

Documentary-ka cusub wuxuu ka kooban yahay wareysiyaal laga qaaday dadka ku wax yellobay duqeymaha ay Mareykanka ka fuliyan Soomaaliya.

Duqeymaha ay Mareykanka ka wadaan Soomaaliya ayaa socdo 13 sano oo toos ah, waxaana ku nafwaayay dad aad u badan oo aan waxba galabsan

Hoos ka daawo Filimka.